HELSINKI (KAAB TV) – Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida ee Finland, Axmed Xasan, ayaa ka mid ahaa dadkii hadallada ka jeediyay xafladdii xuska 8-guurada maamulka Hirshabelle.
Xafladda ayaa lagu qabtay magaalada Espoo ee dalka Finland, halkaasoo dad kala duwan oo Soomaali ah ay isugu yimaadeen.