17 ka mid ah haweenka degmada Xarfo oo sameeyay beer dhallinyarada shaqo abuur u noqon karta

|

GAROWE (KAAB TV) – Faadumo Siciid oo ka mid ah haweenka degmada Xarfo ee gobolka Nugaal ayaa sheegtay in koox haween ah oo gaaraya 17 oo kunool Xarfo Gobalka Mudug ay sameeyeen beer si dhallinyarada loogu sameeyo shaqo abuur.

Faadumo ayaa sheegtay inay hadda wajahayaan hal caqabad.

 

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News