Muqdisho (KAAB TV) – Ciidamada dowladda ayaa baadi goobaya xildhibaan Xasan Firinbi kaddib markii ay soo bexeen warar sheegaya in xildhibaanka dacwad lagu soo oogay.
Sidoo kael, xildhibaanka ayaa lagu soo waramayaa in soo qabashadiisa ay amartay maxkamadda gobolka Banaadir, kaddib markii xildhibaan lagu eedeeyay in uu ku kacay fal sharcidaro ah.