Nairobi (KAAB TV) – Shir ka dhacay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa looga hadlay xaalada siyaasadeed ee ka dhex aloolsan DF iyo maamulka Jubbaland.
Sidoo kale, shirkan oo ay soo qaban qaabiyeen odiyaal kasoo jeeda deegaannada maamulka Jubbaland ayaa waxa ay si weyn ucambaareeyeen dagaalka DF kusoo qaaday Jubbaland iyaga oo xusay in DF ku howlan tahay burburinta Jubbaland.