SO | EN

SO | EN

Taageerayaasha Gobolka Bari oo dabaaldegay

|

GAROWE (Kaab TV) – Taageerayaasha gobolka Bari ayaa si aan caadi ahayn ugu dabaal-degay garoonka Mire Awaare ee magaalada Garowe, ka dib markii ay ka badiyeen kooxda gobolka Karkaar.

Ciyaarta dhexmartay labada kooxood ayaa ka dhacday galabta garoonka Mire Awaare.

Xulka Bari oo metelaya magaalo xeebeedka ganacsiga Puntland ee Boosaaso ayaa 1-0 kaga badisay Karkaar.

Koobka kubbada cagta ee puntland ayaa maraya heer gabo gabo ah.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News