Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

SO | EN

XOG: MUQDISHO kama dhaqangalin go’aankii madaxweyne Xasan ee mamnuucista hubka

|

Muqdisho (KAAB ) – Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan sheegay in magaalada Muqdisho mamnuuc ay tahay in hubka culus lagu dhax sito , taas oo ay soo dhaweeyeen dadka caasimadda nool oo qaati ka taagan dhibaatada hubka.

Taliska ciidanka Booliska ayaa sheegay in dadaal ay ugu jiraan sidii uu u dhaqan gali lahaa go’aankaas ah in hubka lagu sito magaalada Muqdisho inkastoo booliska ay sheegayaan in ay dhaqan galinayaan hadana waa wali oo xaajadu waa fara kama qodna.

Siyaasiinta tunka culus ayaa ka kuwi wali caasimadda ku dhax sita hubka culculus waana meelaha aanu ka dhaqan gali doonin go’ aanka Madaxwaynaha ah ee ah mamnuucista hubka culus , si looga fogaado dhibaatada dadka ay kala kulmaan hubkaas culus.

Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Mahdi Cumar Muumin ayaa sheegay in weli siyaasiyiinta iyo mas’uuliyinta dowladda aysan u hoggaansamin ammarkii Madaxweynaha ee ahaa in aan hub culus lagu dhex qaadan karin Magaalada Muqdisho, ayna jiraan shaqsiyaad hub ku dhex wata magaalada.

Hadalkan ayaa ah mid  cadayn u ah sida magaalada Muqdisho ay uga adag tahay in hubka culus laga mamnuuco waxaana waddooyinka wali lagu arkayaa siyaasiin hub culus uu u saaran yahay gadiidkooda.

“Weli si caadi ah ayaa Magaalada Muqdisho loogu dhex wataa Qorriyihii waaweynaa ee Gawaarida ku xirnaa iyo kuwo kale, taasina lama aqbali karo” ayuu markale yiri Taliyaha ciidanka booliska gobolka Banaadir Macallin Mahdi.
Dhibaatada ugu badan ee hubka culus ayaa ah in marka siyaasiinta ama saraakiisha Dowladda rasaas ay ku furtaan waddooyinka xiliyada mashquulka badan uu ka jiro taas oo keentay waxyeelo in ay soo gaarto shacabka.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhowaan soo saaray amar lagu mamnuucayay in magaalada Muqdisho lagu dhex qaato hubka waaweyn, iyadoo amarkaasna uu weli u muuqdo mid aan loo hogaansamin.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News