Garoowe (KAAB TV) – Ciidanka amaanka maamulk Puntland oo wali wada howlgalka ka dhanka dadka ajaaniibta ee ku sugan deegaannada maamulka puntland, kaddib markii dadkaasi ajaaniibta ah la ogodaay in khaar badan oo iyaga kamid ah ay katirsan yihiin kooxaha argagixisada Daacish.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.