SO | EN

SO | EN

Xuquuqda Ardayda Soomaaliyeed, Doorka Waxbarashada, iyo Caqabadaha ay La Kulmaan

|

MUQDISHO (Baraarug) – 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 waxay la tacaalaan caqabado badan sida amni darro, dhaqaale xumo, iyo fursado waxbarasho oo xaddidan.

Horumarinta waxbarashada waxay u baahan tahay in la xoojiyo xuquuqda ardayga, la wanaajiyo tayada waxbarashada, lana yareeyo caqabadaha jira.

Haddaba, waa maxay xuquuqda ardayga ee dowladda ay tahay inay damaanad qaaddo? Waa maxay doorka waxbarashadu ku leedahay nolosha ardayga iyo horumarka dalka? Maxayse yihiin caqabadaha ay la kulmaan?

Baraarug ayaa su’aalahan weydiisay arday Soomaaliyeed oo Muqdisho ku nool.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News