Muqdisho (KAAB TV) – Shacabka magaalada Muqdisho oo ka aragti dhiibtay sida ay u arkaan in xiligan midowga mucaaradka ay shirweyne ku qabtaan magaalada Muqdisho.
Sidoo kale, Shirkan ay mucaaradka muqdisho ku qabteen ayaa imaaneyso xili maalmo kahor Df ay joojisay shir xisbiyo isugu biirayeen oo ka socday mid kamid hoteelada Muqdisho kaaso ciidamo Nisa katirsan ay joojiyeen.