Ceel CalI Axmed (KAAB TV) – Ciidanka dowladda iyo saaxiibada caalamka ayaa duqeymo ka geystay qeybo kamid ah gobolka Hiraan.
Sidoo kale, warar soo baxaya ayaa sheegay in ciidanka dowadda ee ku sugnaa deegaanka Ceel Cali Axmed in ay isaga soo bexeen halkaas, sida ay inoo xaqiijiyeen dadka deegaanka Ceel Cali Axmed.