SO | EN

SO | EN

Sheekh Cabdullaahi Garruun iyo kaalinta culimada ee bulshada Soomaaliyeed

|

MUQDISHO (Baraarug) – Waa mid aan la dafiri karin doorka culumaa’udiinka ay ku leeyihiin bulshada #Soomaaliyeed, laga soo bilaabo nabada iyo wada noolaanshaha ilaa wacyigelinta dhalinyarada.

Ramadaantan, Baraarug ayaa Sheekh Cabdullaahi Axmed Garuun oo kamid ah culimada ugu waaweyn magaalada #Muqdisho ka wareystay doorka ay culumaa’udiinku ku leeyihiin bulshada Soomaaliyeed.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News