Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

SO | EN

Dowladda Soomaaliya oo lawareegtay guryihii laga soo tuuri jiray hoobiyeyaasha lagu soo tuuro Muqdisho

|

Muqdisho (KAAB TV) – Ciidanka hay’adda nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya, ayaa la sheegay in ay la wareegeen labo guri oo kuyaalla degmada Garasbaaley ee gobolka Banaadir, kuwaa oo la sheegay in laga soo tuuray hoobiyaal magaalada lagu duqeeyay.

Sidoo kale, ciidanka sirdoonka Soomaaliya ayeyna ugu suurto gashay in ay ku ogaadaan xogo ay heleen in guryahan Al Shabaab kasoo dhax tuureen hoobiyaasha, waxaana la sheegay in ciidanka aysan qaban raggii ka dambeeyay hoobiyaashaasi la tuuray.

Dhanka kale, dowladda Soomaaliya ayaana la wareegtay guryahan la sheegay in Al Shabaab u adeegsadeen khal khal gelinta magaalada iyo in ay hoobiyaal kasoo tuuraan, waxaana labadan guri oo isku dhagan hadda yihiin kuwa haawanaya oo ay la wareegtay milkayadiisa dowladda.

Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa sidoo kale raadinaya guryo kale oo Al Shabaab gabaad ka dhigtaan, waxa ay sidoo kale ciidanka ogaadeen in hoobiyaashii ugu dambeeyay ee magaalada lagu garaacay qaarkood laga soo tuuray dhul bannaan.

Laamaha amaanka ayaa ciidamo badan geeyay aagagii maalmihii lasoo dhaafay laga soo tuurayay hoobiyaashii lagu weeraray Madaxtooyada Soomaaliya iyo garoonka Aadan Cadde, waxa ayna ciidanka dowladda bilaabeen howlgallo roondo ah.

Sikastaba, madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo habeen kahor la kulmay qaar kamid ah taliyaasha iyo masuuliyiinta amniga caasimadda qaabilsan, ayaa ugu hanjabay in xil ka qaadis ku sameyn doono haddii mar kale ay dhacdo in si fudud magaalada Al Shabaab usoo duqeeyaan.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News