SO | EN

SO | EN

Golaha Wasiiradda Soomaaliland oo kulankooda toddobaadlaha kasoo saaray qodobo xasaasi ah

|

Hargeysa (KAAB TV) – Kulanka toddobaadlaha ee golaha wasiiradda Soomaaliland ayaa waxaa looga hadlay qodobo badan, kulanka kaddibna waxaa warbaahinta u aqriyay qodobadii kasoo baxay shirka wasiirka ammniga gudaha Soomaaliland.

Sidoo kale, Kulanka oo uu shir guddoomiyey madaxweynaha maamulka Soomaaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Ciro.

Qodobada shirka golaha wasiiradda Soomaaliland laga soo saaray waxaa kamid ah:

1. Difaaca iyo Ilaalinta Soomaaliland.
2. ⁠Dawlad-wanaaga iyo dib-u-habaynta Garsoorka.
3. ⁠Horumarinta Dhaqaalaha.
4. ⁠Horumarinta Arrimaha Bulshada
5. ⁠Xiriirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah.

Ugudambeyntii, madaxweyne Cirro ayaa waxa uu Golaha la wadaagay xog warran guud oo la xiriirta dedaalladii nabadaynta iyo Qaramaynta Ciidamada Madaniga ah kuwaasi oo meel fiican maraya, isla markaana uu ku ammaanay Madaxweyne ku-xigeenka Soomaaliland iyo Wefdigii wasiiradda ahaa.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News