SO | EN

SO | EN

Xildhibaan Saadaq oo Aadan Madoobe ku eedeeyay aflagaaddo

|

MUQDISHO (Kaab TV) – Xildhibaan Saadaq Cabdullaahi ayaa ku eedeeyay Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya, Sheekh Aadan Madoobe, inuu aflagaado u geystay mudanayaasha baarlamaanka.

Buuq ayaan maanta hareeyay kulanka golaha xilli uu Aadan Madoobe diiday in ajendaha lagu soo daro arrinta xildhibaan Cabdullaahi Abiib.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News