SO | EN

SO | EN

James Swan “Doorashooyinka dhacaayo waa in ay noqdaan kuwo loodhan yahay oo laga wada arrinsado

|

Dhuusamareeb (KAAB TV) – Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor), ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay madaxa xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, iyo wafdi uu hoggaaminayo oo tagay magaalada Dhuusamareeb.

Kulankan muhiimka ah ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan Galmudug, iyadoo si qoto dheer looga wada hadlay shirarka siyaasadeed ee la filayo in la qabto, amniga, iyo dadaallada lagu xoojinayo la dagaallanka Khawaarijta. Waxaa sidoo kale laga wada hadlay doorka ay hay’adaha Qaramada Midoobay ka qaadanayaan hawlaha horumarineed iyo gargaarka bini’aadantinimo ee ka socda deegaannada Galmudug.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News