Beydhabo (KAAB TV) – Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed oo dib ugu noqday magaalada Beydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed, kaddib maalmo uu ku sugnaa Muqdisho, halkaas oo uu kaga qeyb galaayay shirka madasha wadatashiga.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.