Muqdisho (KAAB TV) – Ehelada wiil dhallinyaro ah oo dhowaan Muqdisho lagu dilay oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in wilkooda ilaa iyo muddo 9 maalmood uu kujiro filinjeer, isla markaana aysan wali helin wax caddaalad ah.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.