SO | EN

SO | EN

175 dhallinyaro oo lagu tababaray xirfadaha shaqo gelinta

|

GAROWE (Kaab TV) – Maamule Cabdi Deeq oo ah maamulka Machadka Xirfadaha NECSOM ee Puntland ayaa sheegay in shaqo la’aanta dhallinyarada heysata waxaa lagu xallin karaa xirfado in la baro.

Wuxuu ka hadlay munaasabad maanta ay ku qalin jabiyeen 17 dhallinyaro oo qeyb ka ahaa 175 arday oo lagu tababaray xirfado kala duwan oo maanta lagu qabtay Garowe.

Barnaamijkan tababarrada waxaa taageertay dowladda Sweden, waxayna dhallinyarada oo tababar ku jirtay in ka badan sannad lagu tababaray xirfadaha korontada, biyaha iyo dayactirka qalabka korontada ku shaqeeya.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News