SO | EN

SO | EN

Baarlamaanka oo ka doodaya sharciga barakacayaasha

|

MUQDISHO (Kaab TV) – Xildhibaan Mukhtaar Maxamed oo ku hadlay magaca koox xildhibaanno oo mar kale horgeeyay Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mooshin la xiriira xaaladda barakacayaasha gudaha dalka Soomaaliya ayaa codsaday in la meelmariyo xeerka barakacayaasha.

Xildhibaanku wuxuu sheegay in mooshinkan markii ugu horreysay la horgeeyay Golaha bishii May 2023, intii lagu jiray fadhi saddexaad ee Baarlamaanka, balse aan weli wax dood ah laga yeelan.

Wuxuu sidoo kale xusay in Baarlamaanka Federaalka oo waayadan dambe wajahayay dhibaatooyin siyaasadeed uu toddobaadka dambe gelayo fasax.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News