Muqdisho (KAAB TV) – Gobolka banaadir ayaa waxaa maanta imtixaanka dugsiga dhexe ufadhiisatay arday gaareysa 41,639 oo isugu jiro wiilal iyo gabdho, waxaana imtixaanka si rasmi ah maanta udaah furay guddoomiyaha cusub ee maamulka Gobolka banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab).
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.