Muqdisho (KAAB TV) – Waddooyinka khaar ee Muqdisho oo lala mari la’ayahay biyo wasaqeysan oo uraayo, oo laga soo siidaayay bulaacadaha xaafadaha saaran wadadda Cabdiqaasin, shacabka muqdisho oo ka hadlay ayaa dowladda ugu baaqay in ay wax kaqabato bulaacadaha lagu soo fasoxo laamiyada magaalada.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.