Muqdisho (KAAB TV ) – Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta si rasmi ah udaah furay kal fadhiga 56aad ee baarlamaanka Puntland, isagoona halkaasi ka jeediyay khudbad taariiqi ah oo uu kaga hadlaayay xaalada guud ee dalka.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.