SO | EN

SO | EN

Muxuu yahay qodobka Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madasha Mucaaradka ay isla oggol yihiin?

|

Muqdisho (KAAB TV) – Shirkii uu ku dhawaaqay madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta si rasmi ah uga daah furantay magaalada Muqdisho, waxaana shirka furay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, sidoo kale shirka waxaan kasoo qeyb galin inta badan siyaasiyiintii mucaaradka aheyd oo iyaga horay uqaadacay shirkan.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News