Muqdisho (KAAB TV) – Waxaa maalintii labaad magaalada Muqdisho ka socda shirkii uu madaxweyne Xasan Sheekh ugu baaqay madaxda mucaaradka ah ee ka aragtida duwan dowladda madaxweyne Xasan Sheekh, waxaana shirka maanta shir guddoomiyay Reysal Wasaare Xamse Cabdi Barre, oo khudbad ka jeediyay halkaas.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.