MUQDISHO (Kaab TV) – Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi iyo Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir ayaa Jimcihii is dhaafsaday ereyo culus iyo eedeymo la xiriirta arrinta markabka hubka ee ay Puntland qabatay toddobaadkii hore.
Copyright © 2026 Kaab TV – All Rights Reserved.

