SO | EN

SO | EN

Wasiirka Gudaha Puntland oo saami ka iibsaday biyo xireenka Itoobiya

|

GAROWE (Kaab TV) – Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland, Cabdi Faarax Saciid (Juxa) ayaa shaaca ka qaaday inuu si shakhsi ah u maalgashaday mashruuca, isagoo sheegay inuu $1,000 ka iibsaday saamiga biyo xireenka.

Hadalkan ayaa muujinaya taageero muuqata oo ay Puntland u muujineyso Itoobiya, xilli Masar lagu eedeeyay inay ciidamo u soo daadgureyneyso Soomaaliya, taas oo cabsi galisay halis amni iyo saamayn siyaasadeed oo soo fool leh.

 

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News