MUQDISHO (Kaab TV) – Xildhibaan Cabdinuur Cali Aadan oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu talo ka qaato dowladaha Jabuuti, Turkiga, Azerbaijan, iyo Eritrea, isagoo tilmaamay in arrintani ay saameyn ku yeelan karto siyaasadda gudaha Soomaaliya.
Copyright © 2026 Kaab TV – All Rights Reserved.

