SO | EN

SO | EN

KA DABA TAG: Codkii laga sameeyay Senator Faroole wuxuu ka yimid AI

|

MUQDISHO (Kaab TV) – Dhowaan waxaa baraha bulshada lagu faafiyay cod gaaban oo loo ekeysiiyay Senator Cabdiraxmaan Faroole oo ah xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Codkaasi oo aad loo faafiyay ayaa sheegayaay inuu Senator hadal uu ka sheegay Kismaayo uu yiri “waa in dagaal ka dhacaa Muqdisho.”, kaasoo ahaa been abuur lagu sameeyay aaladda AI-da (artificial intelligence).

Muddo labo maalmood waxaa codka ay dadka ka dhageysteen Facebook dhexdiisa illaa 2 million jeer.

Haddaba Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SJS ayaa baaritaan uu sameeyay ku sheegay in codka uu ahaa been abuur.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News