SO | EN

SO | EN

GARGAARKA LA XADAY: Adduun dambe oo Soomaaliya usoo gurmanaayo ma jiro

|

MUQDISHO (Kaab TV) – Gargaarkii ay heli jirtay Soomaaliya ayaa la jaray, iyadoo dad ka badan afar milyan oo ruux ay u baahan yihiin gargaarka cunto oo deg deg ah, kuwaas oo ay saameysay abaaro soo laalaabtay iyo xaalado ka dhashay isbeddelka cimillada.

Shalay waxaa baarlamaanka Aqalka Sare ka hadlay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo lagu eedeeynaayo inay si joogto ah u leexsadaan gargaarka loogu talagalay Soomaalida.

Hadda, Abdalle Mumin ayaa faallo kooban ka bixiyay sida xatooyada gargaarka ay u saameysay in la joojiyo gargaarka bani’aadannimada ee la siin jiray Soomaaliya la hakiyo.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News