Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

SO | EN

Haweeney si arxan darro ah u dishay wiil uu dhalay Seygeeda oo lasoo qabtay

|

Muqdisho (Kaab TV) – Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa booliska gobolka Banaadir oo howlgal ka sameeyay degmada Dharkenley ayaa gacanta kusoo dhigay haweeney jirdil xoogan u geystay ilmo uu dhalay Seygeeda ciidamada Booliska qaybta Galbeed ayaa gacanta kusoo dhigay haweeneydan oo ku eedeysan in ay si arxan darro ah u dishay wiil ay eedo u aheyd oo uu dhalay ninkeeda booliska ayaa sheegay in dilka uu sababay jirdil iyo garaacis xoogan oo ay wiilka yar u geysatay haweeneyda oo haatan ku xiran saldhigga degmada Dharkenley.

Sidoo kale waxa uu talisku intaasi kusii daray in ciidanka ammaanka ay soo badbaadiyeen gabar wiilka la dhalatay oo iyadana jirkeeda ay ku yaallaan dhaawacyo xoogan 13/5/2023 Abaara 8:00 fiidnimo Ciidanka Boliiska Qeybta Galbeeed gaar ahaan Saldhiga Dharkeynley ayaa gacanta ku soo dhigay haweeney ku eedeysan in ay si arxan daro ah u dishay wiil ay eedo u aheyd halka gabadhii wiilka la dhalatay Boliisku ka badbaadiyay gabadhana ay dhaawacyo badan ku yalaan waxayna u aheyd eedo aabo qabo ayaa lagu yiri war qoraal ah oo kasoo baxay taliska booliska ee gobolka Banaadir taliska qaybta booliska ee gobolka Banaadir ayaa sidoo kale xusay in eedeysanaha la horgeyn doono maxkamad si looga qaado tallaabo adag oo sharciga waafaqsan.

Haweeneydaan aan arxanka leheyn ayaa booliisku gacanta ku hayaa waxaana la waafajindoonaa Maxkamadda Awooda u leh si cadaalada loo mariyo ayaa mar kale lagu yiri qoraalka taliska Booliska dhinaca kale booliska ayaa farriin u diray shacabka ku dhaqan caasimada wuxuuna ka codsaday inay kala shaqeeyaan amniga ayna usoo gudbiyaan xogta ay hayaan.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maalmihii u dambeeyay kusoo badanayay dhacdooyin argagax leh kuwaas oo ay dad usoo qabqabteen ciidamada ammaanka Soomaaliya.

 

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News