Tel Aviv (Kaab TV) –Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si rasmi ah uga qayb galay daah-furka Madashii ugu horreysay ee Ganacsiga Somaliland iyo Israa’iil (Somaliland-Israel Business Forum), taas oo lagu qabtay magaalada Tel Aviv sida lagu sheegay War saxaafadeed ka soo baxay Somaliland.
Copyright © 2026 Kaab TV – All Rights Reserved.


