Garoowe (KAAB ) Dagaal u dhexeeya ciidamada Puntland iyo kuwa mucaaradka ee diidan furista dastuurka ayaa ka socda magaalada Garoowe
dhawaqa rasaas culus ee labada dhinac ay is weydaarsanayaan, ayaa laga maqalayaa gudaha magaalada taas oo cabs galisay dadka magaalada
Dagaalka ayaa kusoo aaday kadib markii Xildhibaanadda baarlamaanka ay ogolaadeen in laga doodo furista dastuurka.
Magaalada Garoowe waxaa maalmahan waxa ka soconayay xiisad u dhaxeeya labada ee kooxaha mucaaradka iyo maamulka uu hogaaminayo Saciid Cabdullaahi Deni