Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

SO | EN

ATMIS oo War ka soo saartay weeraradii ka dhacay Baardheere & Bariire

|

Muqdisho (Kaab TV) – Madaxa Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ATMIS ayaa cambaareeyay weerarkii ay Al-Shabaab ku qaadeen fariisin Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo ATMIS ay ku leeyihiin Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ee Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Weerarkan, ayaa laba baabuur oo walxaha qarxa laga soo buuxiyay lagu qarxiyay xerada ciidamada, iyadoo lala beegsaday qorsho joogto ah oo ay ku qoran yihiin ciidamada XDS, si ay gacan uga geystaan ilaalinta nabadda iyo ammaanka dowlad goboleedka Jubaland, iyadoo ciidamada ATMIS ay bilaabeen inay ka baxaan Soomaaliya.

Askarta la qorayo marka la tababaro waxay ka mid noqon doonaan SNA si ay ula dagaallamaan argagixisada Al-Shabaab oo ay kala wareegaan ATMIS-ka iyadoo howlgalka uu wareejinayo mas’uuliyadaha amniga ka hor inta uusan ka bixin sanadka soo socda ee 2024-ka.

Madaxa ATMIS, Ambassador Mohamed El-Amine Souef ayaa yiri “Arrinta qoritaanka waa dadaal lagu dhisayo awoodda ciidamada XDS si ay u fuliyaan weerarada ka dhanka ah argagixisada iyo abuurista xaalado ammaan ah oo dowladnimada iyo horumarka ay xididada u siibaan. Si kastaba ha ahaatee, Al-Shabaab oo ah wakiillada burburinta ma rabaan inay arkaan Soomaaliya oo horumarsan. Dhammaanteen waxaan u baahanahay inaan isbahaysi la sameyno oo aan ka adkaano argagixisada.”

Danjire Souef ayaa ballan qaaday in ATMIS ay ka go’an tahay in ay taageerto dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka si loo dhiso tayada ciidamada Soomaaliya si ay u sugaan ammaanka dalka.

Madaxa ATMIS ayaa sidoo kale bogaadiyay feejignaanta shacabka iyo falkii lagu soo qabtay nin looga shakisan yahay Al-Shabaab oo ku lug lahaa weerarkii bambaano ee 20-kii June 2023 ka dhacay deegaanka Bariire ee gobolka Shabeelaha Hoose ee Soomaaliya.

Gelinkii dambe ee Talaadadii, weerar laba is qarxin ah oo ka dhacay Bariire oo ay fuliyeen Al-Shabaab ayaa waxaa ku dhaawacmay dad badan oo rayid ah iyo ciidamada XDS. Eedeysanaha la qabtay ayaa ahaa Mooto Bajaaj watay, kaasi oo u qaaday Is-miidaamiyaha goobta uu weerarku ka dhacay.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News