SO | EN

SO | EN

DEG DEG: Askar badan oo ku dhimatay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

|

Muqdisho (KAAB) Qof walxaha qarxa isku soo xirey ayaa isku qarxiyay ciidan gaardinayay oo ku sugnaa Ka soo horjedka xerada Damaanyo  ee magaaalada Muqdisho.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in ay jiraan dhimasho iyo dhaawac badan kuwaas oo loola cararay isbitaalada magaalada Muqdisho.

Ciidankan ayaa ka mid ah ciidamo la doonayay in ay ka qayb qaadaan howlgalada ka socda magaalada Muqdisho

Saraakiisha Dowladda Soomaaliya ma aysan bixin wax faahfaahin ah oo ku saabsan qaraxa ismiidaaminta ah ee lala eegtay ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News