HomeBarnaamijyada

Barnaamijyada

00:03:03

CAABUDWAAQ: Ugaaska Sade oo ka digay dhaqdhaqaaqyo ciidan DF ka wado Galgaduud iyo arrinta...

CAABUDWAAQ (KAAB TV) - Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax oo ah Ugaaska Sade oo ka digay dhaqdhaqaaqyo ciidan Dowladda Federaa...
00:03:39

Wasaaradda Qorsheynta oo daahfurtay qiimeynta mashaariicda dalka

MUQDISHO (KAAB TV) - Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ee DFS ayaa sheegtay inay maanta daahfurtay barnaamijka qiimeynta mashaariicda ...
00:16:49

Koonfur Galbeed oo ka hadashay xaaladda cunto yarida iyo saameynta isbeddelka cimillada

BAYDHABO (KAAB TV) - Madaxweynaha KGS Cabdicasiis Laftagareen ayaa sheegay in colaadaha soo noqnoqday iyo abaaraha joogtada ah ay ...
00:22:59

Odayaasha Digil & Mirifle oo ka hadlay Colaadda Luuq: Baaqyo Nabadeed iyo Xog Dheeraad...

LUUQ (KAAB TV) - Odayaasha beelaha Digil iyo Mirifle ayaa walaac ka muujiyay colaad beeleedka ka socda degmada Luuq ee gobolka Ged...
00:32:35

Furitaanka Kalfadhiga Baarlamaanka Soomaaliya oo soo shaacbixiyay siyaasadda cakiran ee da...

MUQDISHO (KAAB TV) - Kalfadhiga 5aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u furmay Sabtidii, iyadoo madaxweyne X...
00:12:00

Aadan Madoobe oo Baarlamaanka furay xilli mooshinno kulul ay soo ifbaxayaan

MUQDISHO (KAAB TV) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo kh...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News