MUQDISHO (KAAB TV) – Kalfadhiga 5aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u furmay Sabtidii, iyadoo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu khudbadda furitaanka ka jeediyay.
Waxaase durba bannaanka yimid xaaladda siyaasadeed ee cakiran ee dalka, iyadoo ay soo baxayaan mooshinno kala duwan oo ay wadaan xildhibaannada mucaaradka ku ah Xasan Sheekh Maxamuud.
Barmaamijka On The Spot ee Kaab TV ayaan mowduucaasi kaga doodeynaa.