Deni: Dad baa dowladda u soo gala inay mashaariicdooda ku ilaashadaan

|

GAROOWE (KAAB TV) – Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ka digay kooxo uu sheegay in ay dowladda u soo galeen si ay mashaariic ay wataan ugu ilaashadaan.

Madaxweynaha oo ka hadlay shirka wada tashiga ee dowladda Puntland iyo UNICEF oo ka furmay magaalada caasimada Puntland, ee Garoowe, ayaa wuxuu sheegay in dowladdu og tahay inay jiraan rag shirkado iyo hay’ado ay furteen raba inay ku naas nuujiyaan mashaariicda ummadda loogu adeegi lahaa, taasoo caqabad ku noqotay hay’adaha caalamiga ah.

Madaxweyne Deni ayaa sidoo kale shaaciyay in dowladdu ig tahay rag dowladda xilal uga soo doonta si mashaariicdooda ugu ilaashadaan.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News