Danab & Daraawiishta Jubbaland oo dhinac oo Al-shabaab kula dagaalamay Jubada Hoose

|

Ciidamo katirsan Kumaandooska Danab oo garab ka helaya Daraawiishta Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa xalay dagaal la galay xubno katirsan Al-shabaab oo ku sugnaa Gobolka Jubada Hoose.

Dagaalkaan waxaa ka dhashay khasaara kala duwan oo xooggiisa gaaray dhinacyada dagaalamay, waxaana la sheegay aanay jirin xog muujinaysa waxyeello soo gaartay Dadka deegaanka.

Ciidamada Kumaandooska Danab iyo kuwa Daraawiishta Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen xubno katirsan Al-shabaab oo dhaawac soo gaaray.

 

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News