Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qayb-gashay shir Israa’iil ku qabatay Nairobi+Sawirro

|

Nairobi(Kaab TV) – Shirweynihii 6-aad ee Caalamiga ah ee Avocado Afrika ayaa lagu qabtay Xarunta Bandhigga ee Sarit Expo Centre ee Nairobi intii u dhaxaysay 26–29 May si rasmi ah ayuuna u soo xirmay.

Shirkan waxaa Talaadadii laso dhaafay daah furay Gideon Behar, Safiirka Israa’iil u fadhiya Kenya isla markaana ah Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Isbeddelka Cimilada iyo Agaasimaha Waaxda Diblomaasiyadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Israa’iil.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb-gashay shirkaas Israa|l ku qabatay Nairobi, iyada uu DFS u joogey Safiirka Kenya, Danjire Jibriil Cabdulle. madashan oo lagu magacaabo Afakaadho ayaa Israa|l iyo Kenya waxay ku soo bandhigeen muhiimadda afakaadhada.

Kenya waa waddanka ugu wax soo saarka badan avocado Afrika, sidoo kale waa dalka ugu badan ee dhoofiya.

Sawirkan waxaa ka muuqda Safiirka Israa’iil oo garab taagan Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya, Jibriil Ibraahim Cabdulle, inkastoo Soomaaliya aysan si toos ah door uga lahayn warshadaha avocado-ga ee shirkan diiradda lagu saarayay.

Dib u xaqiijinta wadashaqeynta adag ee Kenya iyo Israel ee hormarinta silsilada qiimaha Avocado.

Avocado waxaa markii ugu horreysay Yurub lagu baray hindisaha beeraha ee Israel, iyo Avocado-da Has waxaa casriyeeyay agronomist Israel ah.

Maanta, Israa’iil waxay sii wadaa inay door muhiim ah ka ciyaarto hal-abuurka, teknoolajiyadda, iyo iskaashiga gudaha qaybta avocado-da Kenya

DFS ayaa maalmo ka hor cadow ku sifeysey xukuumadda Talaabiib, iyada oo ka soo horjeesatay xiriirka dhexmaray Somaliland

Waxay noqon kartaa sawirka ‎hal qof ama dad badan, masrax iyo ‎qoraal odhanaya '‎VOCADO MAP ಸನಂರజಿ И AVOCADO AFRICA 2026 Fricies andVeg and 26TH 26TH-29TH TH 29TH MANTOV AVOCADO AFRICA 2027 素制疆 PLE ER EPZA ONE seragro 27th Mi Kpo Cer cade th n b May. Tours ZENTRON AVOIe ROLLAION WINSTON Lind ado ado F| |AFRICA w.avc tOSA t CARGOL OOIDA משובום‎'‎‎

 

Waxay noqon kartaa sawirka ‎hal qof ama dad badan, masrax iyo ‎qoraal odhanaya '‎יאר AT MBP ToDa AOCADO AFRICA 2026 Fruits and Vegetables 26TH 29TH MAY AMENDUNI 国 ITOME MANTOVAC 席群便 AWETA -Hiperbaric EPZA PLDIYE SUMIIYETUDO ONE seragro naoura SAFAL 26th- 28th May Sarit SaritExpo Expo Center AoBoOK ZENTRON AVOIe Ist Fir atta Univ 0040 γα 29th May Farm Tours CONTROULNON CARGOU ACME Karom Avogado 941 360 120 88 TEHA coopt riatf yar co SAP AFRICA 1.com tradetare ECLEDGER LARA epred HARVESTLI CARBO EIRS 4 협 세계한마게‎'‎‎

Waxay noqon kartaa sawirka hal qof ama dad badan, masrax iyo qoraal

Waxay noqon kartaa sawirka hal qof ama dad badan, masrax iyo qoraal

Waxay noqon kartaa sawirka hal qof ama dad badan, masrax iyo qoraal odhanaya '26TH- 26 29TH MAY ONE seragro I Vaca cad 29th Ir, Thika ,ThikaRo Ro ZENTRON AVOI ပြီးပ CONTROLUNION WINSTON nulab fect AFRICA ata TOMU rиprHa CARG CARGCLEDGER'

Waxay noqon kartaa sawirka ‎hal qof ama dad badan, masrax iyo ‎qoraal odhanaya '‎VOCADO MAP ಸನಂರజಿ И AVOCADO AFRICA 2026 Fricies andVeg and 26TH 26TH-29TH TH 29TH MANTOV AVOCADO AFRICA 2027 素制疆 PLE ER EPZA ONE seragro 27th Mi Kpo Cer cade th n b May. Tours ZENTRON AVOIe ROLLAION WINSTON Lind ado ado F| |AFRICA w.avc tOSA t CARGOL OOIDA משובום‎'‎‎

Waxay noqon kartaa sawirka ‎hal qof ama dad badan iyo ‎qoraal odhanaya '‎5費の料し Israel in Kenya Following H. E Gideon Behar officially opened the 6th Edition of the Avocado Conference 2026 Reaffirming the strong partnership between Kenya and Israel in advancing the avocado value chain. Did you know? Avocados were first introduced to Europe through Israeli agricultural initiatives, and the Hass avocado was upgraded by an Israeli agronomist. AVOCADO AFRICA 2026 Fruits and Vege 26TH- 26 29TH Today, Israel continues to play a key role in innovation, technology, and collaboration within Kenya's thriving avocado sector #kenyaisraelrelations #agriculture #avocadofarming AVOCADO 2026 neco 26 HINNO 29 MOK نون фe کنی 8 v.k. W.avc‎'‎‎

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News