Haruuse ayaa bayaan uu soo saaray kaga hadlay go’aankiis Isimada dhaqanka SSC

|

Garoowe (KAAB TV) – Wasiirkii hoe ee wasaarada arrimaha dibadda Abshir Cumar Jaamac Haruuse ayaa bayaan uu soo saaray kaga hadlay go’aankii dhowaan kasoo baxay Isimada maamulka SSC-Khaatumo.

Sidoo kale, Haruuse ayaa waxaa uu hay’addaha maamulka Puntand ugu baaqay iney dhaqan galiyaan go’aanka kasoo baxay Isimada dhaqanka ee SSC-Khaatumo iyo sharuudaha kale ee udagsan maamulka Puntland.

Dhanka kale, Haruuse ayaa waxa uu sheegay in shir isugu yimaadan maamulka Puntland iyo musharixiinta kaas oo looga hadli doono arrimaha kala tagida labada maamulka Puntland iyo SSC-Khaatumo sida uu hadalka udhigay Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda ee xukuumadda federaalka Somaliya Abshir Jaamac Haruuse.

Haruuse”Waxaan kuboorinaayaa guddiga xalinta qilaafaadka iyo ansixinta golaha wakiilada Puntland iney kubaraagrugsanaadaan xaalada siyaasadeed iyo marxalada ey maanta mareyso Puntland eyna dhowraan habraacii lagu xuli jiray golaha Puntland”.

 

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News