HomeWararka

Wararka

Dabageed oo sheegay inuu xilka sii hayn doono ilaa heshiis siyaasadeed laga gaarayo Hirsha...

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle, Yuusuf Axmed Hagar Dabageed, ayaa sheegay inuu sii wadi doono gudashada waajibaadkii...

Kenya: 11 qof oo la la’yahay kaddib markii dabaq ku dumay xaafadda Islii

Dadaallada lagu baadi-goobayo dad la rumeysan yahay inay ku hoos jiraan dhisme dabaq ah oo ku dumay xaafadda Islii ee magaalada Na...

Dowladda Federaalka oo abaabul ciidan ka bilowday gobolka Bakool

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa abaabul ciidan ka bilowday gobolka Bakool, iyadoo ciidamo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soom...

Sheekh Shariif oo ka hadlay xiisadda siyaasadeed, ciidanka dowladda iyo jadwalka doorashad...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa wareysi dheer oo socday in ka badan saacad kaga hadlay xaaladd...

Soomaaliya iyo Turkiga oo xoojinaya iskaashiga amniga iyo sahminta shidaalka

Xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga ayaa ku wajahan iskaashi ballaaran oo dhinacyada amniga, difaaca badda, tamarta iyo dhaqaalaha ah,...

Dabaq 17 dabaq ah oo ku dumay Islii, Nairobi, iyadoo gurmad socdo

Dabaq ka kooban 17 dabaq oo dhismihiisu socday ayaa ku dumay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi, Kenya, gaar ahaan agagaarka wadd...
00:02:07

Barakacayaasha Muqdisho oo ka walwalsan roobabka El Nino oo laga cabsi qabo dhowaan

“Waxba ma haysanno haba yaraatee. Dabayshu waxay si xooggan u ruxaysaa gurigayga. Haddii El Niño yimaado, uma malaynayo in gurigay...

Somaliland oo xirtay nin sheegtay inuu u tartamayo madaxweynaha Soomaaliya iyo wariye wara...

Somaliland ayaa xabsiga dhigtay Cabdiqaadir Maxamed Sharaay, oo ah siyaasi iyo aqoonyahan Soomaaliyeed oo shaaciyey inuu u tartama...

Dagaal culus oo dib uga qarxay Hudeet iyo Moyale, guryo la gubay iyo dad rayid ah oo barak...

Dagaallo culus ayaa la sheegay inay saaka dib uga qarxeen deegaanno ka tirsan koonfurta Itoobiya, gaar ahaan degmada Hudeet iyo ma...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News