HomeWararka

Wararka

Duqeyn lagu dilay horjooge Ajinabi ah oo ka dhacday gobolka Mudug.

Mudug (KAAB TV) Wararka ka imaanaya gobolka Mudug, gaar ahaan deegaanka Jeex jeexa ayaa sheegaya in ciidamada dowladda oo kaashana...

Xannuunka Afrika laga dabar jaray ee mar kale lagu arkay Ismaamulka Gaarisa.

Gaarisa  (KAAB TV) Waxaa laga helay dalka Kenya gaar ahaanna gobolka Waqooyi Bari kiisas cusub oo cudurka dabaysha ah, kaas oo ka ...

Hirshabeelle oo Al-shabaab ku eedeysay dagaal beeleed ka socda xadka Hiiraan iyo Shabeella...

Hirshabeelle (KAAB TV)Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha maamulka Hirshabeelle Cabdi Daahir Guure Karoore ayaa sheegay in dagaal ...

MW Xasan muxuu u sababayeey inuu adkaan doono xiriirka Afrika & Roma?

Roma (KAAB) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa sheegay inuu adkaan doono xiriirka Afrika iyo Taliyaaniga loona baa...

DENI oo laga sugayo xukuumad cusub & su’aallo la is waydiinayo.

Garoowe (KAAB) Madaxwaynaha maamulka Puntlland ee dhawaan lagu caleemasaaray magaalada Garoowe ayaa bilaabay la tashiyo la xiriira...

Sirdoonka Afrika oo ka hadlay khatarta gobolka- Soomaali baa qayb ka ah

Mambasa (KAAB)  Magaalada Nairobi  ee  dalka Kenya  waxaa  ku qabsoomay  shir looga hadlayay arrimaha amniga wadamada Bariga Afrik...
00:06:10

WARKA KAAB TV – 29-01-2024

Xulka Galmudug oo ku guuleystay koobka kubadda Cagta dowladda goboleedyada iyo gobolka Ban...

Muqdisho(KAAB TV)Waxaa soo idlaatay ciyaartii Finalka aheyd ee tartanka koobka kubadda Cagta dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka...

Nin xaaskiisa middi ku dilay magaalada Hargaysa.

Somaliland (kaab tv ) –  Booliiska Somaliland ayaa gacanta kusoo dhigay nin middi ku dilay xaaskiisii xalay 10:00 habeeno xaafada ...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News