HomeWararka

Wararka

Ururka Jaamacadda Carabta ayaa kudhawaaqay shir deg deg ah oo looga hadlaayo Xalada Somali...

Jiddah (KAAB TV) - Xiisadaha siyaasadeed ee Itoobiya iyo Somalia ayaa meeshii ugu xumeed gaartay kadib markii uu R/Wasaaraha dalka...

Dowladda Jabuuti oo ciidamo cusub u soo dirtay Soomaaliya

Jabuuti  (kaab tv) – Dowladda Jabuuti oo ka mid ah dalalka ciidamada nabad ilaalinta ay ka joogaan Soomaaliya ayaa ciidan cusub oo...

Madaxweynaha Soomaaliya oo safarkii Dhuusamareeb u soo gaabiyay xiisadda NISA iyo Hormuud...

Muqdisho (kaab tv) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta deg deg ah uga safray magaalada Dhuusamareeb oo qo...
00:06:14

WARKA KAAB TV 15-01-2024

Abiy Ahmiyad miyaa tagaya todobaadka Hargaysa Somaliland ?

Hargaysa (KAAB)  waxaa wali kacsan xiisada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya  ka dib markii ay la macaamishay Itoobiya ...

Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka oo u hanjabay Mahad Salaad + SABABTA.

Muqdisho (KAAB )  Buuq badan ayaa ka dhashay weerar qaawan oo ciidanka NISA maanta oo Isniin ah ay ku qaadeen xarumaha kala duwan ...

NISA oo albaabada u laabtay shirkadda isgaarsiinta ugu wayn Soomaaliya.

Muqdisho (KAAB) Hay’adda NISA ayaa xiray xarunta wayn Shirkadda Hormuud ee Suuqa Bakaaraha iyo Xarunta weyn ee Salam Bank ee Suuqa...

Golaha Wakiilada Somaliland oo diiday wax ka badal lagu sameeyay xeerka doorashooyinka.

Muqdisho (kaab tv ) –  Golaha Wakiilada Somaliland ayaa diiday wax ka badal ay golaha guurtidu ku sameeyeen xeerka doorashooyinka ...
00:02:23

Cabdirashiid Janan oo lagu waysan yahay Nairobi

MUQDISHO (KAAB TV) - Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa waayitaanka Wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland, Cabdirashiid Janan....

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News