HomeWararka

Wararka

Wararkii ugu danbeeyay: Dagaal culus oo ka socda Koonfurta Mudug

Mudug  (KAAB TV )   Faah faahino ayaa laga helayaa dagaal xooggan oo u dhexeeya ciidanka xoogga dalka, kuwa deegaanka ee macwiisle...

Ciidamo fuliyay howlgal Al-Shabaab looga saaray dhul Beereed

Afgooye  (KAAB TV )  Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 143-aad ee guutada 14-ka October ayaa galinkii dambe ee shalay ilaa x...

Dhageyso:- Gadiid Xamuul ah oo Isbaaro darteed ugu xayiran Hiiraan

Hirshabelle  (KAAB TV ) Darawalada Gadiidleyka xamuulka ee ka Howlgala Muqdisho iyo Gobolada dhexe ayaa Cabasho ka muujinaya Isbar...

Booliska Somalia oo shaaciyay inay xireen Nin Dil ka geystay Nairobi

muqdisho (KAAB TV )  Taliska ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta kusoo dhigeen oo ...

Somalia iyo Tunisia oo iskaashi ka yeelanaya saddex arrin

Tunisia (KAAB TV )  Wasiirka Hawlaha Guud Dib-u-Dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ismaaciil Cabdiraxma...

Boqor Burhaan: Isimmada Puntland waa inay isugu yimaadaan shir degdeg oo lagu badbaadinayo...

Puntland (KAAB TV )    Boqor Burhaan Boqor Muuse  oo kamid ah Isimmada dhaqanka ee Puntland ayaa ku baaqay in la ay isugu yimaado ...

Firdhiye ‘’Lama qayb – gali karo doorashada Puntland ‘’

Laascanood (KAAB)  Magaalada Laascanood ee gobolka Sool waxaa ku soo dhamaaday , shirwayne ay lahaayeen isimada dhaqanka maamulka ...

Haweeneydii lahayd labada ilmo galeen ayaa dhashay mataane labo maalmood oo isku xigta

ALABAMA, USA (KAAB TV) -  Haweeney ay dhakhaatiiru sheegeen inay leedahay labo ilmo galeen ayaa dhashay labo maalin oo isku xigt...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News