HomeWararka

Wararka

DILAL: Aamusnaanta Dowladda iyo caddaalad raadinta dadka Muqdisho

Muqdisho (KAAB TV) - Magaalada Muqdisho waxaa ka sii socda dilalka loo gaysanayo dadka rayidka kuwaas oo dadka gaysanaya hadana ka...

“Madaale Dastuur miyaa loo dirsaday ? ” . AWW & Madaale oo is weeraray.

Muqdisho (KAAB) Isagoo ka hadlayay Golaha shacabka ayaa siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur waxa uu sheegay in Guddoomiyaha Gobolk...

Ganacsiga Soomaalida Islii ee magaalada Nairobi oo dib loo furay.

Nairobi (KAAB ) -Maanta oo Jimcaha waxaa dib loo furay sida wararka aan helayno ay sheegayaan goobaha ganacsiga ee suuqa magaalada...

Halis ku gadaaman Heshiiska ‘’difaaca Badda ‘’ ee Soomaaliya & Tukey.

Muqdisho (KAAB )- Faahfaahino dheeraad ayaa laga helayaa nuxurka heshiiska ay wada gaareen Xasan Sheekh iyo maamulka Turkey ee Erd...

Goormee la qaadayaa wajiga 2aad ee nin lagu eedeyay inuu xaaskiisa gubay ?.

Muqdisho (KAAB) - Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa todobaadka dambe qaadi doonta kiis aad xasaasi u ah oo la xiriira nin xaaskiisa...

Xildhibaan hore oo reer Hargeysa oo meydkiisa laga heley hotel ku yaalla Muqdisho

MUQDISHO (KAAB TV) - Xildhibaan hore oo ka tirsanaa barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta meydkiisa laga heley hotel ku yaalla degmad...

Afduubkii iyo dilkii Abuukar Axmed: Xogo dheeraad ah oo soo baxay

MUQDISHO (KAAB TV) - Habeenkii xalay ee Arbacada waxaa la afduubtay gancsade dhallinyaro ah oo lagu magacaabo Abuukar Axmed oo dho...

FALCELIN: Turkiga oo heshiis difaac la galay marqura Somalia Itoobiya & Jabuuti.

Muqdisho (KAAB ) - Turkiga heshiis difaac iyo Iskaashi dhaqaale ayey la wada galeen Itoobiya, Soomaaliya iyo Jabuuti. Dawladaha da...

GAZA: Duqeymo hor leh oo ka dhacay & xaaladda oo ka sii xumaanaysa.

GAZA (KAAB TV ) - Marinka Gaza waxaa sii kordhaya duqeymaha halkaas ay ka fulinayaan ciidanka  Yahuuda  halkaas oo si maalinla ah ...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News