HomeWararka

Wararka

Ganacsade la afduubtay oo maydkiisa laga heley Muqdisho

Muqdisho (KAAB TV)-  Wiil dhallinayaro oo ganacsade ahaa  kaas oo la sheegay in laga afduubtay magaalada Muqdisho ayaa maydkiisa l...

Ganacsigii Suuqa Islii ee Nairobi oo albaabada loo laabay

Nairobi (KAAB TV) - Soomaalida ku nool xaafada Islii ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegay in maanta oo Khamiis ay xire...

Turkiga iyo Jabuuti oo heshiis kala saxiixday kaddib Heshiiskii Soomaaliya

ANKARA (KAAB TV) - Dowladaha Turkiga iyo Jabuuti ayaa kala saxiixday heshiisyo dhowr ah oo lagu xoojinayo xiriirka iyo iskaashiga ...

Magaalada Xarardheere oo laga mamnuucay Aroosyada lagu gelbiyo gaadiidka

Xarardheere (KAAB TV) -Ciidanka kumaandooska Gorgor iyo kuwa deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleyda ee gacanta ku haya magaalada Xa...

Venezuela: in ka 14 oo ku geeriyootay god dahabka laga qado.

Venezuela (KAAB ) -Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya  khasaaraha  ka dhashay  god dahabka laga qaado Venezuela uu ku dumay shaqa...

Ciidamada Israa’iil oo xoojiyay duqeymaha Marinka Gaza

Gaza  (KAAB TV) - Israa’iil ayaa xoojisay duqeymaha ay ka waddo degmada Rafah ee koonfurta Marinka Gaza, kaddib marki la xaqiijiya...

Faahfaahin: Duqeyn lala beegsaday saldhig AS ku lahaayeen Galhareeri

Galgaduud (KAAB TV) - Duqeyn diyaaradeed ayaa lagu soo warramayaa inay saqdii dhexe ee xalay ka dhacday magaalada Galhareeri ee Go...

Dowladda oo faragalisay aroosyada ka dhacay gobolka Mudug.

Xarardheere (KAAB ) – Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug oo in  muddo ah ay maamulayeen kooxda Al- Shabaab isla markaana hadda a...

Meydka Marxuum Cabdiraxmaan Maclow oo mudo kadib Maanta la aasayo.

Muqdisho (KAAB TV) -  Mudo hal todobaad kadib waxaa maanta la aasaya Alle ha u naxariistee marxuum Cabdiraxmaan Maclow Abiikar oo ...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News