HomeWararka

Wararka

Hogaamiyihii Xamaas ee koonfurta Israel oo la dilay , biyo la’aan ka jira GAZA

GAZA (KAAB ) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya geerida Cali Qadhi, taliyihii Xamaas ee hogaaminayay weerarkii ay kooxda ku qaada...

Mucaaradka Puntland oo si kulul uga hadlay hadalkii kasoo yeeray Siciid Deni

Garoowe (KAAB TV) - Siyaasiyiinta mucaaradka ah ee maamulka Puntland ayaa si adag uga jawaabay hadalkii uu xalay jeediyay madaxwey...

Dowladda Somalia oo war xasaasi ah kasoo saartay Macaliinkii ugostay Al-Shabaab

Muqdisho (KAAB TV) - Abwaan Nageeye Cali Khaliif oo kamid ahaa macalimiinta wax ka dhiga Jaamacadda Umadda ee maamusho dowladda So...

SOYAAL : Xusuusata dhacdadii dhiigga badan ku daatay ee 14-October-2017

KAAB (Muqdisho ) 2017- maanta  oo kale 14-October boqollaal qof ayaa  ku dhintay  qarax ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqi...

Maxay tahay nooca doorasho ee uu doonayo Madaxwayne Saciid DENI ?

Garoowe (KAAB)  Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in uusan doonaynin in muddo kordhin u...

Xasan Sheekh oo markii ugu horey ka hadlay dhibaatada heysata dadka reer Falastiin

Muqdisho (KAAB TV) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo salaadda Jimcaha kula Oogay qaar ka mid ah masuuliyiinta dow...

Banaanbaxyo ka dhan Israa’iil oo maanta kadhacay qaar kamid ah dalalka Muslinka

Gaza (KAAB TV) - Muslimiin gaaraya Tobonaan kun ayaa maanta oo Jimce ah isugu soo baxay salaadii Jmcaha ka dib guud ahaan bariga d...

Dowladda Kenya oo kadigtay Weeraro Al-Shabaab kafulin karaan gudaha Kenya

Nairobi (KAAB TV) - Kenya ayaa soo saartay digniin uu heerkoodu sarreeyo oo la xiriirta weeraro ay maagan tahay kooxda Al-Shabaab ...

Xamaaz oo sheegtay in 13 kamid Yuhuuda lagu laayay duqeyn kadhacday Gaza

Gaza (KAAB TV) - Xamaas ayaa sheegtay in duqeynta Israa’iil ay ku dishay 13 ka mid ah la haystayaasha Yuhuuda oo ay ku jiraan ajaa...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News