HomeWararka

Wararka

Israa’iil oo shacabka reer Falastiin uqabatay 24-Saac ugu baxaan magaalada Gaza

Tel Viv (KAAB TV) - Militariga Israel ayaa Jimcihii ugu baaqay dhammaan muwaadiniinta Magaalada Gaza, oo gaaraya in ka badan 1 mil...

C/raxmaan Cabdi Shakuu oo ka hadlay falkii lagu sameeyay Xildhibaan Black

Muqdisho (KAAB TV) - Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka tirsan xubnaha golaha shacabka Somalia ayaa si kulul uga hadlay ...

UK iyo France oo durba kudhawaaqay iney mamnuucen dibad baxyo ka dhan Falastiin

Paris (KAAB TV) - Dowladda Faransiiska ayaa sheegtay inry mamnuucday dhammaan bannaanbaxyada Falastiiniyiinta lagu taageerayo ee k...

Xildhibaan C/dullaahi Black ayaa maanta loo diiday in uu tago magaalada Baydhabo

Muqdisho (KAAB TV) - Xildhibaan Cabdullaahi Aadan (Black) oo ka tirsan Golaha shacabka BFS ayaa maanta loo diiday inuu tago magaal...

Ciidanka Xoogga oo maanta howlgalo kafuliyay Tuulada Cali Fooldheere

Mahadaay (KAAB TV) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dadka deegaanka ayaa maanta howlgal amni xaqiijin ah ka wada dhu...

Israa’iil oo shuruud adag kuxirtay in biyaha iyo Korontada u fasaxdo Falastiin

Qaza  (KAAB TV) - Maamulka Israa’il ayaa gabi ahaan biyaha nadiifka iyo korontada ka jaray Marinka Gaza ay ku wadaan duqeymo aan k...

Iran iyo Sacuudiga oo qadka taleefanka uga wadahadlay xaalada Falastiin

Jeddah (KAAB TV) - Madaxda ugu sareysa dalalka Sacuudiga iyo Iran ayaa yeeshay wadahadal dhinaca telfoonka ah, waxa ayna ka arrins...

Wasiir kuxigeenka Tacliinta Turkiga oo sheegay in Falastiin ey dili doonto RW Israa’...

Ankara (KAAB TV) - Wasiir Ku-xigeenka Tacliinta ee dalka Türkiye, Nazif Yilmas ayaa ka dhawaajiyay hadal ka carreesiiyay maamulka ...

Mohamed El-Amine oo kulan laqaatay Safiirada dalalka ciidamada kajoogan Somalia

Muqdisho (KAAB TV) - Wakiilka gaarka ah ee guddomiyaha golaha Midowga Africa ahna madaxa ATMIS Danjire Souef Mohamed El-Amine, aya...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News