HomeWararka

Wararka

Isimada SSC oo ugu baaqay Xasan Sheekh kala cadeeyo cida gardaran SSC iyo Soomaaliland

Laascaanood  (KAAB TV) - Isimada deegaannada SSC ee dagaalka kala soo horjeeda Soomaaliland ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ka...

GAROOWE oo laga mamnuucday in lagu dhexsito hubka sharci darrada ah

Garoowe (KAAB ) Magaalada – Garoowe ee xarunta ee maamulka Puntland waxaa maanta oo Arbaca ah waxaa ka dhacay shir looga hadlayay ...

Jubbaland ma doonayso in ATMIS dalka ay ka baxaan.

Kismaayo (KAAB ) Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa biloday qorshe Ciidanka Dowladda Soomaaliya si buuxda ay ugula wareegayaan g...

Maamulka Hirshabeelle oo bilaabay Xalinta khilaaf ka taagan Xadka Hiiraan

Ceel Baraf (KAAB) - Wafdi oo uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha Dawlad Goboleedka Hirshabelle C/raxmaan Daahir Guure Karoore o...

Al-Shabaab & Ciidamadda Jubland oo ku dagaalamay Degaanka Geriley ee gobolka Gedo

Geriley (KAAB) - Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya Xubno ka Tirsan Al-Shabaab ay weerareen degaanka Geriley  ay Farii...

Waxaa dhawaan lafilayaa in uu Shir ugu furmo Laascaanood Isimada Dhaqanka ee SSC

Laascaanood (KAAB) - Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka mid ah Hoggaanka Isimada Dhaqanka SSC oo  ka hadlayay xaalada  Amni ee Gobolk...

Al Shabaab oo shaacisay Sababtii ay u bur buriyeen Masaajidkii weynaa ee Daaru Nicma

Mudisho (KAAB) - Dagaalyahanno katirsan Al Shabaab oo dhawwaan weerar ku qaaday deegaanka Daarunimca ee gobolka Shabeelaha Dhaxe, ...

Dowladda Soomaaliya oo u diyaar garoweyso Wajiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab

Muqdisho (Kaab TV) - Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS Gen Axmed Aadan Cali ayaa Kormeer Shaqo ku tagay Dugsiga Tababarka Ciidanka Tu...

Madaxweyne Guudlaawe oo la kulmay Wafdi sare oo ka socday Hay’addo Caalami ah

Beledweyne (Kaab TV) - Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan qaatay Wafdi sare ah oo ka socda...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News