HomeWararka

Wararka

Xasan Sheekh oo qaatay kaarka aqoonsiga dadweynaha uguna baaqaya Shacabaka iney qaataan ka...

Muqdisho (KAAAB TV) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ee xa...

Xildhibaannada Puntland ayaa bilaabay ololaha muddo kordhinta Dowladda

Garoowe (KAAB TV) - Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland Wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in ay sii kordhayaan tirada x...

Garoonka diyaaradaha Beledwayne oo khilaaf u xiran

Beledwayne (KAAB TV) - Waxaa maalintii labaad xiran oo hakad ku jira dhamaan adeegyadii duuliimaadyada garoonka diyaaradaha Ugaas ...

Wiilkii El Chapo Guzmán oo ganacsanjiray daroogada oo Mareykanka loo gacan galiyay

Minisouta (KAAB TV) - Wiil uu dhalay ninka caanka ah ee daroogada Joaquín “El Chapo” Guzmán ayaa loo gacan galiyay Mareykanka kadi...

Mareykanka oo cabsi xooggan qaba iyo Warbixino digniino ah oo lasiidaayay

New York (KAAB TV) - Masuuliyiinta dalka Maraykanka ayaa ka digaya inay jirto khatar aad u sarraysa oo la xidhiidha weeraro ka ima...

Axmed Madoobe oo magacaabay Wakiilka Jubbaland ujoogo dalka Kenya

Kismaayo (KAAB TV) - Wareegto kasoo baxday xalay madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa lagu magacaabay wakiil la shee...

Weerarka Ceel-lahelay: Warar hordhac ah iyo khasaare lasoo sheegayo

MUQDISHO (KAAB TV) - Dagaal culus ayaa galabta ka qarxay deegaanka Ceel-lahelay ee gobolka Galgaduud, kadib markii kooxda Al-Shaba...

Qoorqoor iyo senatoro ka badbaaday dil la soo maleegay iyo khasaraha la ogyahay

WISIL (KAAB TV ) - Baabuur uu waday qof is-miidaamiye ah ayaa lala beegsaday tuulada Laas Gacamey oo u dhaxaysa deegaaada Wisil iy...

DEG DEG: Qarax Xooggan oo Caawa kadhacay magaalada Jowhar

JOWHAR (KAAB TV) -  Faah-faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay magaalada jowhar. Sidoo kale,...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News